Tababar tababar dhaafay: Daawo habka caalamiga iyo cajiibka ah ee loo tababaro Ciidamada Dowladda.

0
10

Ciidamada Dowladda Somalia ayaa tababar culus ku qaadanaya xero milatari oo ay Ciidamada Amisom  ku lee yihiin galbeedka magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa xaqiiqdii ah mid aad cajiib u ah, oo aad moodo inuu la mid yahay tababarka ay qaateen ciidamada dalalka horumaray. Haddaba Daawo Sawirrada.