Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Uganda + Ujeedka

Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ambabaxo magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo la filayo in todobaadkan dhammaadkiisa uu uga qayb-galo shir muhiim ah. Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxaa...
WARARKA
XULKA

Mucaaradka DF oo isku khilaafay dalabkii gole KMG ah iyo Islow oo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa isku khilaafay warqaddii furneyd ee maanta Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed u diray dalalka ay ciidamadoodu qeybta...

Wasiir Jaamac oo la heshiiyay ninkii sheegay inuu ka dhacay kursiga

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo sidoo kalena ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka...

DF oo u yeertay safiirka Kenya kadib bahdilkii wasiirrada

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka Kenya u fadhiya magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado inuu maanta oo Isniin ah...

Xaalad adag oo ka taagan ITOOBIYA kadib markii…

Mekelle (Caasimada Online) – Xaalad adag ayaa ka taagan dalka Itoobiya kadib markii roobab culus, baraf iyo dabeylo xooggan oo ku dhuftay qaybo ka...

Trump oo diiday cadaadiska Israa’iil kadib ballan-tii uu ka qaaday saaxiibkiis Erdogan

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u diiday diidmada Israel ee ku aaddan in Washington ay diyaaradaha casriga ah...

Sababta bah-dilka ah ee Donald Trump ku qasabtay inuu hakiyo weerarada Iiraan

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadda hakiyey qorshe uu si weyn ugu ballaarin lahaa duqeymaha ka dhanka ah Iran, kadib...

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Uganda + Ujeedka

Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ambabaxo magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo la...

Daawo: Mucaaradka oo laga dalbaday inay ka laabtaan warqadii muranka dhalisay

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar...

Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Mareykan ah + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynah Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Talaado ah Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka...