Wararka Sawirro naxdin leh: Weerarkii lagu qaaday Saxafi By Asad Cabdullahi Mataan - November 1, 2015 0 29 Muqdisho (Caasimada Online) – Sawiro laga soo qaaday dhismaha hotel Saxafi ayaa muujinaya burbur xoogan oo soo gaaray dhismaha hotelka iyo dad dhaawacyo qaba oo laga daabulayo dhismaha. Hoos ka daawo sawirada.