WararkaXulka DAAWO VIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO By Ali Muhiyaddiin - March 5, 2016 0 11 Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee laga furay Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada Muqdiso.