Puntland oo soo saartay digniin shan qodob ah

0
12

Garowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniin ka kooban 5 qodob oo loo jeedinayo dad kazoo jeeda deegaanada maamulkaasi oo maalmahaan isku heystay dhul ku yaala Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Cameey oo xafiiskiisa kazoo saaray qoraalka ayaa digniinta u jeediyay dadka kazoo jeeda deegaanka Bixin ee gobolka Sool.

Hoos ka akhriso qoraalka

WAR-MURTIYEED-March-6-2016_0001