Sawir qosol badan oo muujinaya shaqooyinka Faarax C/qaadir

0
14

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa lagu miisaaliyay Qoys Soomaaliyeed oo lafa guraaya xiriirka hoose ee ka dhexeeya Gen. Gebra iyo Faarax C/qaadir.

Qoyskaani lagu jilay Sawirka ayaa Faarax C/qaadir ku tilmaamay inuu yahay nin shisheeye kalkaal ah oo mar waliba ka ganacsada Sirta Somalia, sida sawiraaga sawirkaasi u qoray.

Qoyskaani sawirka lagu jilay ayaa dhaliil lixaad leh u jeediyay Faarax C/qaadir oo isaga lagu xanto inuu yahay nin laba kacleeyay.
FFG