DEG DEG Qarax loo adeegsaday Gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

0
7

Muqdisho (Caasimada Online)– Weerar ismiidaamin ah ayaa waxa uu goordhow ka dhacay Maqaayada The Villag oo ku dhagan guriga Hooyooyinka.

Weerarka ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa.

Xiliga Qaraxa ayaa waxaa Meesha ku sugnaa Weriyayaal iyo dad kale oo goobta ku qaxweynaayay.

Lama oga Khasaaraha ka dhashay Qaraxa waxaana halkaasi ku sugan Ciidamo.

Lasoco wixii faahfaahin ah wararkeena danbe

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]