DF oo saartay digniin ku aadan todobada cisho ee soo socota – Maxaa dhacaya?

0
8

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ee dowladda federaalka Soomaaliya oo soo saartay warsaxaafadeed ayaa digniin ka bixisay roobab la filayo in todobada cisho ee soo socota ay ka da’aan gudaha Soomaaliya.

SoDMA ayaa shaaca ka qaaday in roobabka la saadaalinayo ay ka di’i doonaan dhammaan gobollada dalka, isla-markaana ay ku kala duwanaan doonaan xaddiga roobka.

Meelaha ugu badan ee lasoo calaamadeeyay ayaa waxaa ka mid ah degmooyinka gobollada Gedo iyo Awdal oo la filayo inayย  ka da’aan roobab xaddigeedu aad u sarreeyo.

Hay’adda ayaa ugu baaqday dadka shacabka ah inay muujiyaan feejigaan, isla markaana ay qaataan digniinaha loo dirayo, si looga fogaado waxyeelo ka dhalataa daadadkaasi.

Halkan hoose ka akhriso: Warsaxaafadeedka:-

โžค Todobada cisho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashuย  roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka diโ€™i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ (๐—บ๐—บ).

โžค Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu badan oo la filayo in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿฌ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ, Sidookale degmooyin ka mid ah Gobalada ๐—•๐—ฎ๐˜†, ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—ก๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น, ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด,ย  ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ka daโ€™aan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo

๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿด๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ

โžค Degmooyin ka mid ah gobalada aan kor ku soo xusnay gaar ahaan Gobalka ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ, ๐—”๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜† waxay saadaashu sheegaysaa in roobabkaas ay sababi karaan ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ

(๐—™๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ & ๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ณ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜€).

โžค Waxaa sare u sii kacaya heerka biyaha wabiyada Juba iyo shabeele taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโ€™aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia taasoo macnaheedu tahay ๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ.

๐—™๐—š: Hadii roobabka la filyo todobaadkaan ay u daโ€™aan sida saadaashu sheegeeyso, waxay geeysan karaan khasaare iskugu jira naf iyo maalba.

๐—›๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” oo Horay u soo saartay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ Saadaasha Roobab ma hiigaan ah oo dalka ka da’ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaado, ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay Digniino si loogu feejignaado saameynta roobku ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Forcasting Tempalate Week 1aad June 20 – 27 2023