25.6 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

Jamaal Maxamed

DEG DEG: Trump oo ka hor-tegay qorshe ay Israel ku dili lahayd Ayatollah Ali Khamenei

Washington (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa toddobaadkan diiday qorshe ay Israa’iil ku doonaysay in lagu dilo Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah...

Itoobiya oo ka digtay khatar uga imaan karta Soomaaliya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa ka digtay halis weyn oo amni oo uga imaan karta gudaha Soomaaliya, xilli uu xiriirka labada...

Villa Somalia oo shaacisay goorta uu furmayo shirka Xasan iyo wafdi ka imanaya…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ay magaalada Muqdisho ka furmi doonyo gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynahaa Jamhuuriyadda...

Guddoomiye Muungaab oo maanta sameeyay isbedello waaweyn, xilkiina ka qaaday…

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa haatan wada qorshe ballaaran...

DF oo shaacisay inuu soo dhamaaday wejiga koowaad ee sahminta shidaalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka iyo macdanta ee lagu sameeyay...

Saciid Deni oo war culus soo saaray kadib shirkii Xasan Sheekh ee maanta baaqday

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta furay Kal-fadhiga 56-aad ee Golaha Wakiilada maamulkaasi ayaa jeediyay khudbad xasaasi ah...

CAWAD oo ceeb ku tilmaamay warqadda ay DF u dirtay kooxda C6+

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo ka qayb-galay barnaamij dood oo ka baxay Telefishinka Universal...

Daawo: Mahad Salaad oo ku dhowaaqay go’aan ka farxiyey reer Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Agaasimaha cusub ee hay'adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo shalay si rasmi ah ua wareegay...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.