Sunday, May 25, 2025

Ra'yiga

FARMAAJO ma ku haftay tallaabadii u dambeysay mise?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Talaadadii sii daayey farriin iskugu jirtay walaac, digniin iyo baaq, xilli dhinaca kale guddiga halka garab ah...

Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay wafdi sare oo ay Soomaaliya u dirtay Jigjiga

Jijiga (Caasimada Online) - Hadal-heyn xooggan ayaa ka dhalatay wafdi heer wasiir ah oo ay dowladda federaalka Soomaaliya u dirtay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad...

COSOBLE oo talo cajiib ah ujeediyay Sheekh SHARIIF

Walaalkeyow waxaad madaxweyne ku meel gaar ah noqotay sannadkii 2009. Waxay aheyd xilli lagu yiri gacantaada ku soo qoro 275 xubnood oo kamid noqonaya...

Saameynta Trump ku yeeshay heshiiska ay Soomaaliya bad ugu ogolaatay Itoobiya

11-kii December 2024, dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa heshiiska “Baaqa Ankara” la gashay dowladda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Rai'isal...

Cosoble oo weerar culus ku qaaday Axmed Madoobe: Waxaad haysaa wadaddii…

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa si weyn u weeraray madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo haatan is-hayaan dowladda federaalka...

NISA oo is-beddel weyn laga dareemayo – Maxaa soo kordhay?

Muqdisho (Caasimada Online) - Tan iyo markii loo magaacabay Agaasimaha guud ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka, Mudane Cabdullaahi (Sanbalooshe) bishii April ee sanaadkii...

Nin daad qaaday xunbo cuskay – Somalia iyo colaadda Itoobiya

Khilaaf dhanka diblomaasiyadda oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo shaacbaxay ka dib markii Itoobiya ay Maamulka Somaliland la saxiixatay heshiis is afgarad...