Dowlad wayn oo ka shaqeyneysa in maxaabiista ay is dhaafsadaan SSC iyo S/LAND
Hargeysa (Caasimada Online) - Dowladda Ingiriiska ayaa haatan bilowday dadaallo culus oo ay ku dhex-dhexaadineyso maamulka KMG ka ah ee SSC-Khaatumo iyo Somaliland oo weli ku dagaalamaya qaybo kamid...
Xog: Cirro oo safarkiisii ugu horreeyay u baxaya + Dalka
Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in safarkiisii ugu horreeyo uu ugu...
Villa Somalia oo ka jawaabtay walaaca laga qabo in Trump uu aqoonsado Somaliland
Washington (Caasimada Online) - Soomaaliya kama walaacsana mustaqbalka madaxbanaanida dhulkeeda, waxaa sidaas sheegay la-taliye sare oo ka tirsan madaxtooyada, iyadoo maamulka Trump la hadal...
Somaliland
CIRRO oo maanta qaaday tallaabo si weyn loo sugayay
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa maanta magacaabey xilal si weyn loo sugayay tan iyo markii uu yimid...
Somaliland
Dagaal culus oo dib uga dhex-qarxay SSC iyo Somaliland
Laacaanood Caasimada Online) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo mar kale ka dhex-qarxay ciidamada Somaliland iyo SSC-Khaatumo...
Somaliland
Cirro oo caddeeyay in aysan Somaliland ka maarmin Itoobiya
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa si cad u sheegay in Somaliland aysan marnaba ka maarmeyn Itoobiya oo haatan ka dhaxeeyaan...
Somaliland
Mareykanka oo loo jeediyay arrin culus oo Somaliland ah
Washington (Caasimada Online) - Guddi hoosaadka golaha wakiilada Mareykanka ee qaabilsan ka hortegga xisbiga shuuciga ah ee Shiinaha ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan...
Somaliland
Xubno si aad ugu ololeeya aqoonsiga Somaliland oo xilal ka helay maamulka Trump
Washington (Caasimada Online) - Tibor Nagy, oo hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanaa Afrika, isla markaana soo noqday Danjiraha...
Somaliland
Xogta wada-hadal cusub oo dhex-maray Somaliland iyo Itoobiya kadib markii ay…
Hargeysa (Caasimada Online) – Somaliland iyo Itoobiya ayaa yeeshay wada-hadal cusub, kaasi oo ku qotoma iskaashiga dhanka milateriga iyo amniga.
Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Maxamed Yuusuf...
Somaliland
Waa tan sababta ay reer Somaliland u rumeysan yihiin in Trump uu aqoonsan doono
Hargeysa (Caasimada Online) - Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa rumaysan in Maraykanka, marka uu muddo xileedkiisa cusub la wareego Donald Trump, uu...
Somaliland
Madaxweyne CIRRO oo magacaabay masuuliyiin cusub + Magacyada
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa magacaabay masuuliyiin cusub, kuwaas oo ah agaasimeyaal guud.
Masuuliyiintan oo gaaraya illaa 10 agaasime...