Daawo Socdaalkii Madaxwaynaha uu ku tagay Baydhaba.

0
7

Madaxwaynaha soomaaliya ayaa maanta Booqashadiisii ugu horaysay waxaa uu maanta ku tagay Baydhabo waxaana uu kala kulmay Soo dhawayn wanagaasan.

Daawo Muuqaalada madaxwaynaha Booqashadii uu ku tagay Baydhabo