Wararka Daawo Socdaalkii Madaxwaynaha uu ku tagay Baydhaba. By Asad Cabdullahi Mataan - October 1, 2012 0 6 Madaxwaynaha soomaaliya ayaa maanta Booqashadiisii ugu horaysay waxaa uu maanta ku tagay Baydhabo waxaana uu kala kulmay Soo dhawayn wanagaasan. Daawo Muuqaalada madaxwaynaha Booqashadii uu ku tagay Baydhabo