Akhriso Jawaari oo Guddi gaar ah u saaray Kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax

0
8

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari ayaa ugu dambeyntii ku dhawaaqay guddi uu sheegay in loo saaray go’aanka laga qaadanayo  kiiska Qalbi Dhagax.

Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaan ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo diyaaraan kiiskan iyo qaraarkii Xukuumadda ka soo baxay 6-dii bishan.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso magacyada