Aqriso: Magacyada wasiirada iyo wasiir ku xigeenada Jubbaland

0
40

Muqdisho (Caasimada Online) –Madaxweyne Axmed madoobe ayaa muddo bilooyin kadib ku dhawaaqay liiska wasiirada cusub ee maamulkiisa, oo laga sugayay inka badan 5 bilood.

Wasiirada cusub ayaa kooban 17 wasiir waxaana wasiirada kusoo laabtau ilaa 3 wasiir oo kamid ahaa xukuumada haatan la badalay ee Axmed madoobe.

Wasiir ku xigeeno gaaraya 17 wasiir ayuu sidoo kale ku dhawaaqay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

liis-wasiiro

liis-wasiiro1