Aqriso: 10-ka qodob ee ay ku heshiiyeen Axmed Madoobe iyo beesha Sade oo lasoo bandhigay

0
25

Kismaayo (Caasimada Online) – Heshiis ay wada gaareen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) madaxweynaha maamulka Jubba oo in muddo laga shaqeynayay, isla markaana uu ka muuqda tanaasulaad fara badan ayaa shalay ugu danbeyn lagu soo bandhigay kulan ka dhacay magaalada Kismaayo.

Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Axmed Madoobe, waxaa sidoo kale ku sugnaa xubnihii siyaasiyiinta beesha Sade, waxaaana  heshiiska uu ka koobnaa 10 q0dob

hesh 1hesh 2