Axmed Madobe oo xilal ka qaadis ku sameeyey…

0
9

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha Dekada iyo Garoonka magaalada Kismaayo, waxa uuna xilalkaasi u magacaabay xubno cusub.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo, ayaa waxaa loo magacaabay C/llahi Aadan Maxamuud.

Sidoo kale, Maareeyaha Dekadda magaalada Kismaayo, ayaa waxaa loo magacaabay Axmed Xaaji Aadan Guuleed.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
wareegto1

wareegto2