Wararka Beesha Harti Daarood oo ka hadashay khilaafka ka dhex taagan maamulka Jubaland By Caasimada Online - May 20, 2017 0 11 Kismayo (Caasimadda Online) – Beesha Harti Daarood ayaa war saxaafadeed kasoo saartay khilaafka ka taagan Maamulka Jubbland iyo sida xal looga gaari karo. Haddaba halkaan hoose ka akhriso bayaanka kasoo baxay Beesha :