Wararka Arag warqadda ay 17 WASIIR ku xigeen ku dalbadeen iscasilaada CABDI WELI By Asad Cabdullahi Mataan - November 18, 2014 0 9 Muqdisho(Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa heshay warqad kasoo baxday 17 wasiir ku xigeeno oo ka dalbaday ra’iisul wasaaraha inuu iska casilo xafiiska wasiirka koowaad ee xukuumada Soomaaliya.