CADEYN: Guuleed oo xil qaadis ku sameeyay…

0
7

Muqdisho (Caasimada Online)-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa waxaa xilka looga qaaday Wasiir ku-xigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka maamulka Galmudug Cabdisamad Yuusuf Cilmi.

Madaxweyne Guuleed ayaa xil ka qaadistaasi u cuskaday howlkar la’aan iyo wada shaqeyn la’aanta Mas’uulkaasi kala dhexeysay xafiisyada maamulka.
galmudug