Sunday, May 25, 2025

Xulka

Daawo: Sarkaal u dhashay Uganda oo Sh/Hoose ku islaamay iyo doorka saraakiisha xoogga dalka

Afgooye (Caasimada Online) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Sheekh Abuukar Maxamed iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee deegaanka Lambarkonton ee gobolka Sh/Hoose oo Ashahaadka u qabtay Korneyl ka tirsan...

Xasan Sheekh: Xubno ku dhow Trump ayaa doonaya aqoonsiga Somaliland

Washington (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xaqiijiyey in xubno ku dhow madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay doonayaan in la aqoonsado Somaliland,...

Maxamed Saalax al-Zabir oo la dilay – Sidee u dhacday?

Washington (Caasimada Online) – Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan garabka Al-Qaacida ee Suuriya kadib duqayn xagga cirka...

Waa kuwee muhaajiriinta uu madaxweyne Trump u dirayo xabsiga Guantanamo Bay?

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in laga dhiso xabsi Guantanamo Bay oo uu sheegay in lagu hayn...

Shariif oo Swan ku dacweeyay Xasan Sheekh xilli ay kasii dareyso xiisadda…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Wakiilka Gaarka ah ee KMG ee Xoghayaha...

Bankole Adeoye: Ninka sida weyn ugu hagar baxay Soomaaliya

Addis-Ababa (Caasimada Online) - Muddo dheer, Soomaaliya waxay udub dhexaad u ahayd xasaradaha amni ee qaaradda Afrika. Dagaalka ay kula jirto kooxaha hubeysan, dadaalladeeda...

Turkiga oo muujiyey sida ay Soomaaliya ugu weyn tahay

Ankara (Caasimada Online) - Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta (AKP) ee haya talada dalka Turkiga ayaa laba heshiis oo kala duwan la saxiixanaya xisbiyo siyaasadeed...

DF oo u digtay hay’adaha maxaliga iyo kuwa caalamiga ah kadib arrin soo korortay

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka Iyo dib-u-heshisiinta Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay dhamamaan hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah...

Xisbiga Xasan Sheekh oo heshiis noociisu cusub yahay la galay xisbul xaakimka Turkiga

Ankara (Caasimada Online) – Xisbiga UPD ee Soomaaliya iyo xisbiga AK Party ee haya talada dalka Turkiga ayaa maanta heshiis is-afgarad ku kala saxiixday...

Itoobiya oo lagu eedeyay inay sii xoojisay weerarka ay ku hayso…

Addis Ababa (Caasimada Online) — Hay'adda Human Rights Watch ayaa maanta sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay “sii xoojineyso cadaadiska" ay ku hayso ururada bulshada rayidka...

Soomaaliya oo $600,000 ku kireysatay shirkad xiriir la leh Donald Trump + Ujeedka

Muqdisho (Caasimada Online) -  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkadda BGR Group, oo ah shirkad caan ah oo ku taalla Washington una...