Yaa hogaaminayo ilaa iyo hadda tirinta codadka oo la dhiibtay

0
3

Garowe (Caasimada Online)-Waxaa soo idlaaday dhamaan codadka ay dhiibanayeen xildhibaanada baarlamaanka Puntland.

66 Xildhibaan ayaa dhiibtay codadka baarlamaanka, waxaana loo yeeray dhamaan wakiilada codadka u qabanaya murashixiinta tartameysa.

Goordhow waxaa bilaabatay tirinka codadka xildhibaanada ay dhiibteen, waxaana wareega labaad u gudbaya seddexda musharax ee ugu codadka badan.

Dr Deni , Faarax Cali Shire iyo Asad Cismaan ayaa heysta codadka ugu badan ilaa iyo hadda.

Toos la soco doorashada Puntland
Caasimada Online
Xafiiska Puntland
[email protected]