WararkaXulka Daawo: Nabad iyo Nolol oo qaadatay go’aano abuuray hal su’aal: Soomaalinimo mise is-miidaamin? By Asad Cabdullahi Mataan - January 19, 2019 0 11 Muqdisho (Caasimada Online) – Shan go’aan oo xasaasi ah ayay qaadatay xukuumadda Nabad iyo Nolol, balse ma yihiin kuwa ka tarjumaya Soomaalinimo mise waa is-miidaamin siyaasadeed? Muuqaalkan hoose ayaa wax badan sharxaya.