Daawo Sawirada Dibadbax lagu muujinayay Xukuumada Ra’iisulĀ Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Koonis ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha iyo qaarkamid ah golahiisa Wasiirada ayaa ka qaygalay dibadbaxaan kana hadlay.













