Daawo Video: Ninka ugu dheer dalka Mareykanka oo loo sameeyay kabo jooga 25 kun oo dollar.

0
9

Ninka ugu dheer dalka Mareykanka, Igor Vovkovinskiy ayaa ka baxay dhib dhinaca kabo la’aanta ah oo uu muddo qabay.

Mr.  Vovkovinskiy oo dhirirkiisu yahay 7 feet iyo 8 inch ayaa la’aa warshad kabo gaar ah u sameysay, hase yeeshee kadib markii uu helay lacag dhan 25 kun oo dollar oo ay dadweynaha usoo ururiyeen, ayaa kabo ku fac loo sameeyay.