Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay heshiisyo muhiim ah + Sawirro

0
2272

Muqdisho (Casimada Online) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kas oo lagu ansixiyay siyaasado muhiim ah iyo heshiis cusub oo lalaย soo galay dowladda Turkiga oo taageerada ugu wayn siiso Soomaaliya.

Kulanka oo uu guddoomiyey Raโ€™iisul Wasaate Xamza Cabdi Barre, ayaa lagu meel-mariyey heshiisyo iyo siyaasado muhiim u ah horumarka heyโ€™addaha ay khuseyso, kuwaas oo lagu tayeynayo adeegyada dowladda, waxa ayna kala yihiin;-

๐Ÿ- ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐š๐Ÿ๐ ๐š๐ซ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š, ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š ๐›๐š๐๐๐š.

๐Ÿ- ๐€๐ฑ๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐๐š (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ”).

๐Ÿ‘- ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ข๐ซ๐จ๐›๐ข ๐ž๐ž ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐›๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐š๐š๐ค๐ข๐ข๐›๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ•.

๐Ÿ’- ๐€๐ฑ๐๐ข๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐œ๐š๐›๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐š๐ค๐ข๐ข๐›๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ—.

Sidoo kale waxaa shirka lagu soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed iyo saameynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka, iyada oo ay Xukuumaddu qorshaynaso tallaabooyin deg-deg ah oo wax looga qabanayo xaaladda taagan.

Waxaa kale oo kulankan lagu ansixiyay ๐—๐ž๐ž๐ซ-๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š, kaas oo dhigaya hannaan sharci iyo maamul oo mideynaya diyaar-garowga, ka-hortagga, iyo wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa baniโ€™aadamka sameeyo, iyada oo ujeedka guud yahay isku tashiga bulshada iyo dowladda.

Dhinaca kale, Golaha Wasiirrada ayaa warbixin faahfaahsan ka dhagaystay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Tahriibka iyo Ka-ganacsiga Dadka, oo lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee tahriibka iyo dhibaatooyinka baโ€™an ee ay ku hayaan dhallinyarada Soomaaliyeed, taasi oo iftiimisay halista naf iyo maalba leh ee ay la kulmaan dhallinyarada ku hamisa tahriibka, oo ay ka mid yihiin dhimasho, dhaawac, xabsi, tacaddiyo iyo ka faaโ€™iidaysi baniโ€™aadamnimo, kuwaas oo si toos ah u saameeya mustaqbalkooda iyo horumarka dalka.

Shirkan oo la qabto todobaad kasta maanta oo kale ayaa waxaa diiradda lagu saaraa xaaladda dalka, iyada oo sidoo kale laga soo saaroย  go’aanno culus.