Dhageyso: Puntland oo soo saartay war dagaal xambaarsan oo ku socda DF iyo gobollada dhexe

0
10

Garowe (Caasimada Online)-maamulka  Puntland ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ka hadashay Mawqifkeeda rasmiga ah ee ku aadan maamulka lagga dhisayo Gobolada dhexe ee dalka, kaas oo dhismihiisu khuseeyo Koinfurta Mudug & Galguduud.

Hoos ka akhriso mowqifka Puntland ee shirka Cadaado

WARSAXAAFADEED-1fede2

Caasimada Online
Xafiska Garoowe
[email protected]