Daawo sawirrada: Bilicda cusub ee uu la soo baxay garoonka Aadan Cadde !!

0
9

Muqdisho(Caasimada Online) – Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay oo lagu soo dhaweynayo wafdiga madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa laguĀ  xardhay calamada iyo sawirada madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? 7