Wararka SAWIRRO: Qaraxyadii Xamar ka dhacay By Asad Cabdullahi Mataan - February 20, 2015 0 14 Muqdisho (Caasimada Online) – Sawiro hordhac ah oo aan ka helnay weerarkii lagu qaaday hotelka Central ee magaalada Muqdisho ayaa muujinaya xooga qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho.