Wararka Sawirro: Somalidii ku dhimatay Sudan By Asad Cabdullahi Mataan - March 9, 2015 0 15 Khartuum(Caasimada Online)- Sawiro ay heshay caasimada Online ayaa lagu sheegay inay yihiin dad tahriibayaal ahaa oo ku dhintay shil gaari oo ay ku galeen dalka Sudan.