Sawirro: Doonidii ay Soomaalida ku la’deen oo lasoo bandhigay

0
11

Muqdisho (Caasimada Online)-Wakaaladaha wararka Talyaaniga ayaa baahiyay Sawirro laga qaaday Doonidii boqolaalka qof la soctay ee dhawaan ku degtay Badda.

Sawiradaani ayaa waxaa qaaday Saraakiil la soctay Maraakiibta Talyaaniga ee muhaajiriintaasi badbaadineysay, kuwaasi oo xargo u daadiyay si ay usoo qabsadaan una badbaadiyaan.

Sida Sawirada ka muuqda Doonida ayaa mar qura dhinac u ciirtay waxaana xigay in gabi ahaanteeda ay rogmato, waxa ayna xiligaasi kusii jeeday Dalka Talyaaniga.

Doonidaani ayaa waday muhaajiriin tirro ahaan lagu sheegay 550-qof oo Soomaali u badnaa.
Tahriib1

Tahriib2

Tahriib3

Tahriib4

Tahriib5

Tahriib6

Tahriib7

Tahriib8

Tahriib9

Tahriib10

Tahriib11

Tahriib12