Sawirro: GAAS oo booqday ciidamada Puntland

0
10

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo ay wehlinayaan mas’uuliyiin kale, ayaa booqday Cusbitalka weyne ee magaalada Garoowe oo ay ku jiraan Ciidamada maamulka ee kusoo dhaawacmay jiida dagaalka.

Madaxweyne Gaas ayaa mid mid u gacanqaaday dhaawacyada waxa uuna ugu hambalyeeyay guulaha ay usoo hoyiyeen shacabka oo ay ka difaacen maleeshiyaadka kusoo duulay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11