Wararka Seddexdii sano ee madaxweyne Xasan Sheekh & sawirka gacmeedka uu Amin Caamir ku cabiray By Asad Cabdullahi Mataan - September 14, 2015 0 13 Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir sameeyaha caanka ah Amin Caamir ayaa soo saaray sawir ka tarjumaya seddexdii sano ee uu xilka hayay iyo waxyaabaha uu qabtay.