Shariif Xasan & Axmed Madoobe oo si wada jir ah usoo saaray warmurtiyeed

0
11

Kismaayo (Caasimada Online)-Heshiis ka kooban afar qodob ayeey ku kala saxiixdeen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose, maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed. Arimaha ugu muhiimsan heshiiskaan ayaa ah in labada maamul ay sameeyaan iska kaashi ku aadan dhanka ammaanka iyo sidoo kale inay sameeyaan in lagu dhaqmo xuduudahii hore ee dowladii dhexe ee dalka u kala yeeshay Gobolada dalka Soomaaliya.

1 2
Heshiis-31