Wararka Shirkad caalami ah oo duulimaad ka bilaabeyso magaalada Hargeysa: Video By Ali Muhiyaddiin - June 21, 2017 0 3 Muqdisho (Caasimada Online)-Shirkadda duulimaadyada ee Air Arabiya oo ah laga leeyahay dalka Khaliijka ayaa ku dhawaaqday in duulimaadyo cusub ka bilaabeyso magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.