Wararka Sidii aad ku ogeyn Koonis Sidaan ayaa kaaga dambeysay + Daawo Sawirada By Asad Cabdullahi Mataan - January 2, 2013 0 7 Waxaa maanta oo taariiqda ay ku beegan tahay 2-1-2013, inoo suurto gashay inaan booqanaa garoonka Studium Koonis ee degmada Cabdi Caziiz ,waxaana ka muuqday isbdel weyn oo dhanka bilicda ah. Daawo Sawirada