LIVE HD: Toos u daawo doorashada madaxweynaha

0
5

Waxaa akhristayaasheena usoo gudbineynaa habka ay u dhaceyso doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo daqiiqado kadib la filaayo in ay ka bilaabado hoolka shirka ee xarunta ciidamada cirka Afisyooni.