Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor istaagay meelmarinta hindise sharciyeedka habka xisbiyada.