Daawo Video: Is-beddelada Muqdisho iyo waddooyinkeeda cajiibka noqday

0
9

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowrkii sano ee ugu dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho ka jiray is-beddelo weyn oo dhinac horumarka ah, kadib sanado badan oo colaado ay magaalada la degeen.

Muuqaalkii u dambeeyay ee laga soo duubay bilicda Muqdisho ayaa muujinaya in magaalada ay si aad ah u dhisantay, ayada oo ay kaalin muuqato ay arrintaas ku lee yihiin shacabka magaalada.

Haddaba hoos ka daawo muuqaal cusub oo Muqdisho ah.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: