Wasiiru dowladaha Gaadiidka cirka oo la magacaabay (Cadeyn)

0
13

Cadaado (Caasimada Online)- Madaxweynaha maamulka Galmudug  ayaa digreeto ku magacaabay wasiiru dowlaha wasaarada gaadiidka iyo cirka ee maamulka Galmudug, kaasi oo loo magacaabay Cabdulle Xasan Nuur.

Digreetada oo xafiiska madaxweynaha kasoo baxday afar maalin ka hor aya amaanta saxaafada si rasmiya loogu shaaciyay

Hoos ka akhriso cadeynta

1-11