Website Cajiib Ah Oo Dhanka Ciyaaraha Ah Oo Hawada Soo Galay, Shabaqa.com

0
16

Booqo Shabakadda Shabaqa.com ayaa xoogga saareysa soo gudbinta warbixinada iyo xogaha taarikhiga ah ee kubadda cagta.

Shabaqa.com oo inta badan wararkeeda noqonayaan kuwo dhageysi iyo daawasho ah ayaa aqristaasheeda u balan qaadeysa in dhinacyo kala duwan oo kubadda cagta ah ay diiradda saareyso.

Shabakadaan ayaa waxaa maamula wariyaal muddo ku soo jiray shaqada tabinta warar ciyaaraha , hadaba booqo oo ku xirnoow shabaqa.com