Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaskiisa uu adduunka ugu jeclaa iyo hooyada ilmihiisa, ayuu waayey, muuqaalkiisana wuxuu isku-beddelay si aad looga naxo, balse weli ma quusan. Waa sheekada xanuunka badan ee Cabdullaahi Cali Maxamed. Hoos ka daawo muuqaalka.
