Xldhibaanada BF oo soo saaray digniin cusub oo ku wajahan CC Sharmaarke

0
7

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada ku midoobay Golaha “Badbaadada Qaranka” ayaa soo dhoweeyay go’aankii Ra’iisal wasare Cumar C/rashiid dib ugala noqday golihii wasiirada ee uu magacaabay 12-kii Bishan, waxayna ka digeen in xukuumad noocaasi ah oo aanay ka dhex muuqan rajadii laga qabay uu soo dhiso Ra’iisal wasaaraha.

WARSAXAAFADEEDKA XILDHIBAANADA KA AKHRISO HOOS

warsaxaafadeed (1)