XOG: Maxaadan ogeyn oo ku saabsan shirka Copenhagen? (Daawo xogtan)

0
11

Copenhagen (Caasimada Online) – Shalay waxaa magaalada Copenhagen ka furmay shirka hiigsiga ee Soomaaliya. Shirkaasi waxaa ka qeyb galaya madaxweynaha Soomaaiya. Si kastaba dad badan ayaan fahamsaneyn sida shirka u socdo iyo waxa looga gol lee yahay.

Barnaamij arrintaasi ku saabsan ayaa waxaa ka diyaariyey T-ga Royal TV oo xog dheeri ah raadiyey, waxaana daadihinaya weriye Maxamed Yuusuf Axmed