Error 404!

Something went wrong

It seems like we've stumbled upon uncharted territory. The path you followed may have led to a dead end, or the page you were seeking has ventured into the great unknown. But fear not, we're here to help you get back on track.

Latest Articles

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Uganda + Ujeedka

Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ambabaxo magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo la...

Daawo: Mucaaradka oo laga dalbaday inay ka laabtaan warqadii muranka dhalisay

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar...

Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Mareykan ah + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynah Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Talaado ah Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka...

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada-hadlay arrimaha socdaalka kadib bahdilkii…

Addis Ababa (Caasimada Online) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) oo magaalada Addis Ababa uga qayb-galay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Xaalad adag oo ka taagan ITOOBIYA kadib markii…

Mekelle (Caasimada Online) – Xaalad adag ayaa ka taagan dalka Itoobiya kadib markii roobab culus, baraf iyo dabeylo xooggan oo ku dhuftay qaybo ka...

DF oo si kulul u cambaareysay weeraradii lala beegsaday…

Muqdisho (Caasimada Online) – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones-ka) ee lagu beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya. War-saxaafadeed...

Cumar Cabdirashiid oo si adag uga hadlay xiisadda Gaalkacyo, una digay Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si cad uga horyimid dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maamulka Puntland uu...

Firdhiye oo shaaciyay arrin uu ka baaqsaday ka hor inta xildhibaannadu is-casilin

Laascaanood (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa si kulul uga hadlay xildhibaanno ka tirsanaa baarlamaanka maamulkiisa oo dhawaan...